Dowlada Mareykanka oo shacabkeeda uga digtay iney booqdaan 19 dal & Somalia oo..

Muwaadiniinta Maraykanka oo looga digay inay u safraan dalal ay Somalia ka mid tahay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka (US State Department) ayaa soo saartay Liiska 19-ka dal ee ugu sareeyo ee aan Amman u ahayn inay dadka Maraykanka u socdaalaan. Digniinta Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxaa 19-kaasi Waddan laga dhigay Heerka ugu khatarsan ee Digniinaha … Continue reading Dowlada Mareykanka oo shacabkeeda uga digtay iney booqdaan 19 dal & Somalia oo..